Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay degaankaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay lala beegsaday kolonyo ciidamo militari ah oo la sheegay inay ka soo ambabaxeen Magaalada Marko, kuna jeedeen … Continue reading Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose